Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland Oo Xukun Dil Ah Ridday

Hargeysa(RH):-Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland ayaa fadhi ay saaka u fadhiisatey waxay xukun dil toogasho ah ku riday Alifle Maxamed Axmed Cabdillaahi, oo lagu helay inuu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Qaranka ee Somaliland.

fgf

Askarigan maanta la xukumay ayaa dhawaan dil u geystay Taliyihii Guutada Gamadiid Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar, guutaadaas oo fadhigeedu yahay magaalada Guryo-cawl ee gobolka Awdal.

 

Category