Qaxooti ku geeriyooday badda u dhexeysa Turkiga iyo Giriigga

Turkiga ayaa sheegay in xadka ay la wadaagaan dalka dariska ay yihiin ee Giriigga ay ka helaan maydadka 19 qof oo muhaajiriin ah inkastoo aanay si rasmi ah u shaacinin dalalka ay kasoo jeedaan, waxaana ay mas'uuliyadda dhimshada dusha ka saareen ilaalabada xadka ee Giriirga.

Turkiga ayaa ah dal ay inta badan ka safraan muhaajiriinta ka imanaya dalalka Bariga dhexe, Asia iyo Afrika. 

wali wax war ah lagama hayo in ay tahriibayaashaas wax Soomaali ahi kujireen .

Category