Warar Cusub
Posted on: Jan 14, 2025
RH: Isniinta soo socota ayaa maxkamaddu u bilaabanaysaa laba nin oo da’doodu tahay 32 iyo 24 sano jir, kuwaas oo ka soo jeeda magaalada Kolding.
Posted on: Jan 12, 2025
Addis Ababa (RH)-Baraha bulshada waxaa la iska dhex marayaa sawir ay wada qoslayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed.
Posted on: Jan 11, 2025
Muqdisho (RH)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in magaalada Addis Ababa uu kula kulmo ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.