Sawirro: Tartanka feedhka oo Hargeysa lagu soo gabgabeeyey

Hargeysa (RH)-Magaaladda Hargeysa waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay tartankii ugu horreeyay ee feer ee la qabto.

Tartanka oo ka socday garoonka Timacade ee magaalada Hargeysa, waxa soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland.

Tartankan waxaa ka qeybgalay siddeed dhalinaro oo ka qeybgalay intii uu socday, waxaana ay u daawasho tagay qaar ka mid ah taageerayaasha xiiseeya caayaaraha feerka. 

Tartanka ayaa cayaartii kama dambeesta ahayd waxaa kaalinta kowaad ku guuleystay Maxamed Cali oo ka soo dhex baray sideedii cayaartoy ee tartanka ka qeybgalay, waxaana la siiyay abaalmarin lacageed 3,000,000 oo shilin Somaliland.

Tartanka feedhka oo Hargeysa lagu soo gabgabeeyeyTartanka feedhka oo Hargeysa lagu soo gabgabeeyeyTartanka feedhka oo Hargeysa lagu soo gabgabeeyeyTartanka feedhka oo Hargeysa lagu soo gabgabeeyeyTartanka feedhka oo Hargeysa lagu soo gabgabeeyey

Radio Hormuud

Studio 4

Hargeysa Somaliland

Category