Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo dib ugu soo rogaal celiyay siyaasadda Somaliland

Nairobi (RH)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo sanad ka hor shaaciyay inuu ka farriistay siyaasadda jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa maanta Hargeysa uga dhawaaqay inuu furtay xisbi cusub oo lagu magacaabo Barwaaqo.

Diktoorka ayaa sheegay inuu aamisan yahay in shacabka Somaliland ay u codeyn doonaan doorashada soo socota ee loo asteeyay 13-ka November, walow uu jiro shaki ku aaddan in xilligaa ay ku qabsoomi doonto doorashada.

Xiggasho: BBC

Category