RH: Magaalada Kolding waxaa ka soo baxay war muhiim ah, kadib markii si rasmi ah xilka loogu wareejiyey Jakob Ville, 48 jir ah kana tirsan xisbiga Venstre, inuu noqdo Maayarka cusub ee Kolding.
Doorashadiisa waxay ahayd mid cod-badan oo aan mucaarad lahayn.
Warar
December
02
/2025
November
25
/2025
November
13
/2025
Pagination
- Page 1
- Next page