Warar

Hargeysa (RH)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa wareegta ka soo baxday maanta oo Sabti ah xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay Xubnaha Golaha Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir Ku xigeennada Jamhuuriyadda Somaliland ee Xukuumadda Cusub yeelan doonto.

Halkan Hoose ka akhriso wareegtada madaxweyne Cirro

Magacaabid

Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda;