Wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed oo sharraxay sababta uu isku casilay

Muqdisho (RH)-Wasiirkii Warfaafinta ee maamulka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur oo iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayey maamulkaasi ayaa ku eedeeyey madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed mas'uuliyadda dagaal dhowaan ka dhacay magaalada Baydhabo.

Iscasilaaddiisa ayaa salka ku heysa xiisadda siyaasadeed ee ka taagan halkaasi iyo dagaalkii dhowaan ka dhacay magaalada Baydhabo oo sida uu sheegay ay horey uga digeen.

Xigasho: VOA

Category