Dawlada Denmark oo lagu eedeeyay in ay xerada qaxootiga suuriya kaga timid wiil Danish/ Somali ah

RH: Gudoomiyaha xisbiga Enhedlisten Mai Villadsen (EL)  ayaa ku tilmaantay xukuumada Denmark kuwo bilaa arxan ah oo  naxariis daran, Dawlada Denmark ayaa talaabo talaabo ugusoo guraysay xerada ku taala dalka suuriya ee ALROJ dadka haysta dhalashada Denmark  kuwaas oo hore ugu biiray ISIS gaar ahaan hooyooyinka iyo caruurtooda, balse hada waxaa ku hadhay xeradaaas 6 jir Somali/ Denish ah iyo hooyadii oo soomaaliyad ah, taas oo la diidey in lasoo qaado maadaama oo ay hooyadu soomaali tahay isla markaasina ay diiday in ilma oo kali ah loo soo qaado Denmark.

Category