Warar

Halkan waa tarjumaadda wararkii ka dhacay Kolding, todobaadyadii 38 iyo 39:  

  1. Hawlgalka Kormeerka Gaadiidka: Booliisku waxay sameeyeen hawlgal ballaaran oo lagu sugayo badbaadada wadooyinka. Intii hawlgalkan socday, waxay qabteen 39 darawall oo ku socday xawaare ka badan xadka la ogolyahay. Booliiska ayaa ku celceliyay muhiimadda ay leedahay in si taxadar leh loo wado gaadiidka, gaar ahaan meelaha ay shilalka ka dhici karaan​( isha warakan ka eeg)

    Kolding24